Odayaal iyo Haween Xildhibaano doortay oo cafis loo fidiyay lana soo bandhigay (Daawo Sawirada)

Xarakada Al Shabaab ayaa Deegaanka Buq Aqable ee gobolka Hiiraan kusoo bandhigtay ku dhawaad 100-qof oo isugu jiray Odayaal , Dhalinyaro iyo Haween kamid ahaa ergadii Xildhibaanada golaha shacabka kusoo doortay magaalada Jowhar. Odayaasha iyo Ergada Al Shabaab soo bandhigtay oo gaaraya 95-ruux ayaa la sheegay in ay ka kala tageen magaalooyinka Baladweyne , Jowhar … Continue reading  Odayaal iyo Haween Xildhibaano doortay oo cafis loo fidiyay lana soo bandhigay (Daawo Sawirada)